Waxaa sii kordhaya khasaaraha Ciidamada Kenya lagu gaarsiiyay weerar culus oo ka dhacay duleedka Magaalada Mandheere oo ka mid ah dhulka dowladda Kenya xooga kaga heysata Somalia.
Weerarkan oo ahaa mid Kamiin ah waxey Ciidamada Shabaabul Mujaahidiin u dhigeen Kolanyo ka tirsan Ciidamada Saliibiyiinta Kenya oo ku socdaalayay agagaarka Deegaanka Waran-qara oo hoostaga Magaalada Mandheere.
Inta la xaqiijiyay Kamiinkan waxaa lagu dilay Shan Askari oo Kenyaati ah, Waxaana lagu dhaawacay Labaatan Kale oo isla Saliibiyiinta Kenya ah.
Ciidamada Shabaabul Mujaahidiin ayaa weeraro joogta ah ka fuliya gudaha Dalka Kenya iyo Dhulka Dowladda Saliibiyadda Kenya xooga kaga heysata Somalia.
Calamada.com