Warar dheeraad ah waxaa laga helayaa weerar qorsheysan oo ciidamada Xarakada Mujaahidiinta Alshabaab la beegsadeen saldhiga maleeshiyaatka Puntland ee deegaanka Galgala ee duleedka magaalada Boosaaso.
20 madfac ayey ciidamada shabaabul mujaahidiin ku garaaceen saldhiga maleeshiyaatka murtadiinta Puntland ee deegaanka Galgala.
Tiro askar ah oo ka tirsan Ashahaado la dirirka isku magacaabay Puntland ayaa dhimasho iyo dhaawac ku noqday duqeynta, Waxa uu sidoo kale dab xoogan uu ka kacay saldhiga.
Mid ka mid ah madaafiicda ayaa ku dul habsaday gaari BG ah kaasi oo gabi ahaan goobta ku burburay, Waxa uu weerarkan madaafiicda ah kusoo aadayaa xilli ciidamada xarakada mujaahidiinta alshabaab ay sii kordhiyeen weerarada ka dhanka ah maamulka gaala raaca puntland.
Calamada.com