Wararka ka imaanaya Jaziirada Lamu ee gumeysiga ay ku heysata dowlada Nasaarada Kenya ayaa sheegaya in weerar dhabba gal ah loo dhigay kolanyo ka tirsan ciidamada gaalada Kenya kuwaasi oo ku socdaalayay qeybo ka mid ah Jaiiradaasi.
Afhayeenka Ciidamada Xarakada Al-Shabaab Sheekh Cabdi Casiis Abu Muscab oo la hadlay Idaacada Andalus ayaa sheegay in ciidamadooda ka howlgala gudaha Kenya ay khaarejiyeen ugu yaraan 7 katirsan ciidamada Kenya kadib kamiin ay u dhigeen.
Sidoo kale Sheekh Abuu Muscab ayaa intaasi ku daray iney gubeen gaarigii ay wateen ciidamada Nasaarada Kenya ee kamiinka loo dhigay kaasi oo qarax uu haleelay.
Dhanka kale qarax culus ayaa ka dhacay deegaanka Kiyungo oo ka tirsan Jaziirada Lamu kaasi oo la xaqiijiyay in gabi ahaan lagu burburiyay gaari BG-ah oo Nasaarada Kenya ay la socdeen.
Ciidamada Xarakada Shabaabul Mujaahidiin ee ka dagaalama gudaha dalka Kenya ayaa sii kordhiyay weerarada ka dhanka ah Nasaarada Kenya.
Calamada.com
Jahanamo lagee gaal xunoo joogso laga waayey
Junuudii ibliis akana ahoo juurfal hare gays tay
Jeegada kagawaco daldalaway jisays teene
Jawaasiista cadaw keen sadee jibka aasaaya
Jaahoodu gubay gaas in badan janamadii laayey
Junuudii ibliis weeye ee joofka wadagooya
Jikaar iyo war aan toosanay julubka dayn waayey
Jubadaha wadaad xume toshee jeenan gaal siiyo
Jilbis iyo abees nooga daran jaqaya dhiigeene
Junuudii ibliis weeye ee gawrac ugu jiida
Jaalla yaal duwaq daa kufrigu jeenan kaw qayb shey
Jubba land shabeeliyo galmudug uu ku kala jeed shay
Jawaasiista baydhabo fadhiday xabashil jaar kiisa
Jarjar kaa hargaysiyo garoowe ee lakala jiidan
Jeermis weeye fadaraalku iyo jiran dabiib layne
Juudaanyo cudur bay wadaan jeex wareemaahe
Judnuudii ibliis kiyo kurtood waa basaas jirane
Jeegada ka gawraca xasuuq way jidays teene