Wali waxa halkiisii kasii socda weerarkii barakaysnaa ee Mujaahidiintu ay ku qaadeen madaxtooyada, waxana hadda Mujaahidiintu ay la wareegeen Hotel dhanka bariga ka xiga madaxtooyada oo lagu magacaabo Villa Rosa, hotelkana waxa daganaa wasiirro badan, wararka horudhaca ahina waxay sheegayaan in wasiiru dowlihii kooxda ridada u qaabilsanaa amnigu uu ku dhaawacmay.
Xabadduna hadda waxay si toos ah u gaaraysaa Villada uu deganyahay Xasan Sheekh oo caawa gurigiisa ay rasaasta mujaahidiintu ugu tagtay.
Halkan Hoose Ka Dhagayso.