Madaxweynaha dowlada Ridada federaalka Muxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa ku dhawaaqay R/wasaaraha dowladiisa oo mudooyinkii dambe si aad ah looga sugayay ku dhawaaqistiisa.
Murtad Farmaajo ayaa R/wasaara u magacaabay Xasan Cali Kheyra oo ah nin Taariikh xun oo madow ku dhex leh gudaha bulshada Soomaaliyeed.
Ninkan R/wasaaraha loo magacaabay ayaa in muddo ah u shaqeynayay Sirdoonka dowlada Nasarada Norway’waxa uu sidoo kale ninkaan la magacaabay ka mid ahaa xubnihii gatay Badda Soomaaliya.
Dowladaha Itoobiya iyo Kenya ayaa la rumeysanyahay in Farmaajo ku cadaadiyeen inuu ninkan R/wasaara u magacaabo’waxa uu sidoo kale Kheyra ka tirsanyahay ururka Xasan Garguurte ee Damul-jadiid.
Muuse Malaay.
Calamada Online.
Muqdisho Somalia.