Ciidamo ka tirsan Mujaahidiinta xarakada Al-Shabaab ayaa howlgal gaar ah oo ay ka fuliyeen magaalada Muqdisho waxay ku khaarajiyeen sarkaal sare oo ka tirsanaa nabad sugidda kooxda Ridada Farmaajo.
Howlgalka oo ahaa mid qorshaysan ayaa si gaara kaga dhacay xaafadda Sheekh Cali Suufi degmada Hodan ee magaalada Muqdisho, waxana ay Mujaahidiintu ku dileen sarkaalka murtadka ah.
Murtadka la dilay waxaa lagu magacaabi jiray Feysal Maxamed kaas oo dhibaato xoogani ku qabeen shacabka reer Muqdisho, balse weerarkaasi ayay Mujaahidiintu ku dileen.
Raggii Mujaahidinta ahaa ee howlgalka fuliyay ayaa goobta isaga dhaqaaqay iyagoo nabdoon waxaana goobta uu dilka ka dhacay goor dambe soo gaaray maleeshiyaad ka tirsan dowladda Ridada Federaalka kuwaasi oo goobta ka qaaday meydka sarkaalka la dilay.
Calamada.com