Warar dheeraad ah waxaa laga helayaa khasaaraha askarta kenya lagu gaarsiiyay weerar qorsheysan oo saacadihii lasoo dhaafay ka dhacay qeybo ka mid ah wilaayada Jubbooyinka.
Howlgalkan oo isugu jira kamiin iyo qaraxa waxaa lala beegsaday kolanyo ka tirsan ciidamada kufaarta kenya kuwaasi oo ku socdaalayay inta u dhaxeysa deegaanada Kaambooni iyo buur-gaabo oo ka wada tirsan gobalka Jubbada hoose.
Inta la xaqiijiyay weerarkan waxey ciidamada Mujaahidiintu ku gubeen gaari cabdi bile ah, waxeyna halkaas ku dileen afar askari oo ah kuwa saliibiyiinta kenya.
Taliyihii ciidanka saliibiyiinta ee kamiinka loo dhigay iyo ku xigeenkiisa, Sidoo kale waxaa weerarkaas dhabba galka ah lagu dhaawacay hal askari oo kenyaati ah.
Maalmo ka hor ayey aheed markii Inta u dhaxeysa deegaanada Kutulow iyo qorof xaraar ee gobalka wajeer oo ka mid ah dhulka kenya xooga ku heysata mujaahidiintu qarax kula beegsadeen gaari beebo ah oo ay la socdeen askarta saliibiyiinta Kenya gaariga halkaas ayuu ku burburay askartii kenyaatiga ee la socotayna baqti iyo dhaawac ayey ku noqdeen.
Wankufaraxsanhy hala laayo salibiyijnta kenyantiga ah ee dhulka somaliyeed kusoduuly