Rag hubeysan waxey xaafada Siliga American-ka ee degmada Wadajir ku dileen Gaashaanlle sare oo ka tirsan dowlada Ridada.
Gaashaanllahan oo lagu magacaabo Muxamed Yare ayeey Ragga hubeysan ka toogteen qeybaha sare ee jirka taasi oo sababtay in sarkaalka isla goobta ku dhinta.
Dilka Gaashaanlahaan waxaa mas,uuliyadiisa sheegtay Xarakada Mujaahidiinta Alshabaab oo mudooyinkii dambe sii kordhisay ugaarsiga ay ku heysa saraakiisha iyo maleeshiyaatka dowlada Farmaajo.
Dilka Gaashaanlla sare Muxamed Yare ayaa kusoo aadaya xilli saacadihii lasoo dhaafay weeraro isugu jira qaraxyo Miino iyo mid Bambaano ciidamada Kufaarta Afrikaanta iyo Maleeshiyaatka dowlada Ridada lagula beegsaday qeybo ka mid ah degmooyinka Yaaqshiid iyo Hurwaa ee magaaalada Muqdisho.
Muuse Malaay.
Calamada Online.
Mogadishu, Somalia