Howlgal gaar ah oo Mujaahidiintu ay ka fuliyeen magaalada Beledweyne ee gobolka Hiiraan ayaa waxay ku khaarajiyeen sarkaal ka tirsanaa maamulka Ridada ee la magac baxay Hir/Shabeelle.
Murtadka la dilay ayaa lagu magacaabi jiray Geelle Gaarane kaas oo ahaa guddoomiye ku xigeenka xaafadda Xaawo Taako ee magaalada Baladweyne.
Raggii Mujaahidiinta ee howlgalka fuliyay ayaa si nabdoon kaga dhaqaaqay goobta uu dilku ka dhacay, waxaana murtadka la dilay uu ka mid ahaa dadka sida aadka shacabka ugu dhibaatayn jiray magaalada Baladweyne.
Calamada.com