Qarax culus oo laga maqlay qeybo badan oo ka mid ah magaaladan mqudisho ayaa ka dhacay inta u dhaxeysa isbitaalka Difeer iyo isgoyska Banaadir.
Qaraxa waxaa lala beegsaday gaari cabdi bile ah oo uu la socday mrtad generaal maxamed xaashi oo ah la taliyaha gaarka ah ee murtad generaal Odowaa, Waxa uu gaariga qaraxa lala beegsaday ka baxay xarunta Villa Baydhabo.
Inta la xaqiijiyay Murtad maxamed xaashi iyo mid ka mid ah ilaaladiisa gaarka ah ayaa ku dhaawacmay qaraxa waxaa sidoo kale ku dhintay afar askari oo qeyb ka ahaa ilaalada gaarka ah ee gneraalka ku dhaawacmay qaraxa.
Muuse Malaay.
Calamada Online.
Mogadishu, Somalia.