Howlgal qarax ah oo ciidamada Mujaahidiinta Al-shabaab maanta ka fuliyeen degmada Deyniile ee magaalada Muqdisho ayaa lala beegsaday sarkaal sare oo ka tirsan maleeshiyaadka kooxda Riddada Somalia.
Howlgalkan qorsheysan waxay mujaahidiintu ku beegsadeen gaari ciidan oo uu la socday murtad ashahaada la dirir ah oo lagu magacaabo General Cabdullaahi Xasan Bariise, kaasi oo ah waxay ugu yeeraan taliyaha hoggaanka Caanshuuraha Riddada.
Murtadkan sarkaalka ah ayaa si dirqi ah kaga badbaaday qaraxa, waxaana ku dhintay howlgalkaasi darawalkiisa gaariga u kaxeynayey, halka sidoo kalana ay ku dhaawacmeen laba askari oo ilaalo u ahayd sarkaalkaasi.