Ciidamada Xarakada Shabaabul Mujaahidiin waxey howlgal gaar ah ka fuliyeen degmada Buurdhuubo oo ka mid ah goobaha Xabashida Itoobiya iyo Murtadiinta duulaanka kaga suganyihiin Wilaayada Gedo.
Howlgalkan waxa uu sigaar ah kaga dhacay dhisamaha xarunta maamulka Ridada ee degmada, Waxaana halkaas ka dhacay dagaal culus.
Xilliga weerarka Mujaahidiinta ay ku qaadayeen xarunta waxaa goobta ku sugnaa gudoomiyaha kooxda Ridada ugu magacaaban degmada Buurdhuubo Murtad Cabdullaahi Shariif kaasi oo la xaqiijiyay inuu si dirqi ah kaga badbaaday howlgalka la doonayay in isaga lagu dilo.
Dhanka kale Wilaayaatka Shabeelada hoose iyo Shabeelada dhexe waxaa ka dhacay weeraro kala duwan oo dhimasho iyo dhaawac ku noqdeen tiro ka tirsan maleeshiyaatka Murtadiinta kuwaasi oo sigaar ah uga kala dhacay duleedka Jowhar iyo gudaha degmada Jannaale.
Calamada.com