Barnaamijka Tartan aqooneedka Andalus waa barnaamij aad u xiiso badan oo sannadkiiba mar ay qabato idaacadda islaamiga ah ee Al-andalus, waana barnaamij ay ku tartamaan bulshada wilaayaadka islaamiga ah, sannadkan waxaa barnaamijka ku tartamaya 2 majmuuco oo ka kala socda 10-ka wilaayo ee dhaca koonfurta iyo bartamaha Somalia.
Majmuucada (Alif) oo ay ku jiraan tartameyaasha ilaa shan wilaayo oo kala dhaca koonfurta iyo bartamaha Soomaaliya, ayaa xalay isku arkay barnaamijka Tartan-aqooneedka Andalus ee sannadkan 1445 Hijri, tartameyaasha waxaa la waydiinayay min saddex su’aalood oo ay xaq u leeyihiin, habeenka xigtana waxaa qaadan do0na majmuucada (Ba).
Halkan Ka Dhagayso Xalqada 04-aad Ee Barnaamijka Tantan Aqooneedka Andalus.