Mu’assasada warbaahineed ee As-Saxaab oo ku hadasha afka Mujaahidiinta Al-Qaacidah ayaa baahisay bayaan kasoo baxay hogaanka sare ee Al-Qaacida, kaas oo looga tacsiyeynayo istish-haadka Sheekh Abuu Muscab Cabdil Waduud oo ahaa amiirkii Mujaahidiinta Alqaacidah Faraca Bilaadul Maqribil Islaam.
Bayaankan ku qoran luuqadda Carabiga, kana kooban saddex page, waxay hogaanka sare ee Al-Qaacida ku muujiyeen maqaamka uu Sheekh Abuu Muscab ku lahaa agtooda, iaygoo ku tilmaamay inuu ahaa halyeygii Maqribul Islaam.
“Umadeena muslimka ah iyo dhalinyaradeeda baariyaasha ah, waxaan uga tacsiyeyneynaa istish-haadka Sheekha Mujaahidka ah ee muraabidka ahaa ee Abii Muscab Cabdil Waduud oo ahaa amiirkii Al-Qaacidada Maqribul Islaam. Waxaan sidoo kale u tacsiyeyneynaa ehelka sheekha, raggii jeclaa iyo walaalihiisa oo idil” ayaa lagu yiri bayaanka kasoo baxay hogaanka saree e Al-Qaacida.
Halkan Ka Dhageyso Warbixinta Bayaanka.
Halkan Hoose Ka Akhriso Bayaanka Mujaahidiinta Al-qaacidah.