Iyadoo qaraxyo culus laga maqlay magaalada Muqdisho ayaa waxaa isa soo taraya faahfaahinada laga helayo qaraxyadaasi.
Idaacada Islaamiga ah ee Andalus ayaa baahisay in qaraxyadaasi oo gaaraya ilaa labo qarax loo adeegsaday camaliyaad Istish haadi ah.
Andalus ayaa intaasi ku dartay in mid ka mid ah qaraxyadaasi lala beegsaday goob bar controol ah’iyadoona qaraxa labaad lala beegsaday hoteel (Peace) hoteelka Nabada oo kasoo horjeeda xerada Xalane ee magaalada Muqdisho.
Hoteelka la weeraray ayaa ah hoteelkii dhowr bilood ka hor lagu qabtay shirkii ay eleboorka Muqdisho ku yeesheen madax-da dowladaha urur0 gobaleedka IGAD.
Labadan qarax ee camaliyaatka Istish-haadiga ah loo adeegsaday ayaa la xaqiijiyay in dowlada federaalka iyo kuwa shisheeyaha khasaara culus lagu gaarsiiyay.
Calamada.com
This is good
All haha jabiyo galada