Ciidanka guutada qaraxyada mujaahidiinta waxay howlgal qarax oo ay ka fuliyeen gudaha degmada Afgooye ee ka tirsan wilaayada Sh/hoose la eegteen maleeshiyaad ka tirsan kooxda Riddada Soomaaliya, kuwaas oo ku sugnaa gudaha degmadaas.
Qaraxan ka dhacay gudaha degmada Afgooye, waxay saraakiisha ciidan ee mujaahidiintu xaqiijiyeen in lagu dilay sadex askari oo murtadiin ah, kuwaas oo ka mid ahaa maleeshiyaadkii lagu qarxiyay gudaha Afgooye.
Dhanka Jubbooyinka waxay ciidamada mujaahidiintu maanta weerar qarax ah la beegsadeen maleeshiyaad lug ah oo ka tirsan murtadiinta, kuwaas oo marayay inta u dhaxeysa deegaannada Janaay Cabdalle iyo Buulo-gaduud ee wada dhaca duleedka magaalada Kismaayo, waxaa qaraxan Allaah fadligii ku dhaawacmay 2 xubnood oo murtadiin ah oo mid ka mid ah uu yahay sarkaal taliye Unug ah.