Wararka ka imaanaya deegaanka Garasbaaley ee duleedka magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in howlgal gaar ah oo ciidamada mujaahidiintu ka fuliyeen deegaankaas lagu khaarajiyay askar ka tirsanaa ilaalada xabsiyada murtadiinta ay ku leeyihiin magaalada Muqdisho.
Howlgalkan oo ka mid ah howlgallada qorsheysan ee ay mujaahidiintu ku ugaarsanayaan murtadiinta ayaa lagu dilay xubnaha murtadiinta ee kala ah Sayid Cali Xasan iyo Cabdullaahi Cusmaan Nuur, kuwaas oo ka mid ahaa ciidamada murtadiinta ee ilaalada ka haya xabsiyada kooxda Riddada ee Muqdisho.
Askartan la dilay ayaa ku caan baxay tacdiibinta dadka muslimiinta ah ee ku xiran jeelasha murtadiinta, howlgalkaan ayaana ku biiraya howlgallada ka dhanka ah murtadiinta ka howlgala xabsiyada Riddada kuwaas oo tacdiibin joogta ah ku haya maxaabiista muslimiinta ah.