Mujaahidiinta ee ka jihaada gobolka ay muslimiintu leeyihiin ee Laamu, balse ay gumeysiga ku haysato dowladda saliibiyadda ah ee Kenya, waxay fuliyeen howlgallo is xig-xigay oo lagu beegsaday nasaarada Kenya, howgalka hore waxay ciidamada mujaahidiintu ka fuliyeen deegaanka Deew ee hoostaga magaalada Hindi, waxayna halkaasi ku weerareen gaalo Kenyaati ah, iyagoo dilay 2 nin oo saliibiyiin Kenyaan ah halka ay dab qabadsiiyeen mooto iyo agabyo kale oo ay gaaladu lahayd.
Howlgalka labaad ee xigay waxay mujaahidiintu ka fuliyeen isla gobalka Laamu, waxayna ciidamada mujaahidiintu weerarkaasi oo ahaa mid kamiin ah u dhigeen kolonyo ciidamo kuffaar Kenyan ah oo ku socdaalayay inta u dhaxeysa magaalooyinka Hindi iyo Wito. waxay halkaasi mujaahidiintu ku dileen laba askari oo gaalo Kenyaan ah, halka ay ku gubeen laba gaari oo kala ah Kaantar iyo Qooqan.
Dhanka Sh/hoose, howgal gaar ah oo ciidamada mujaahidiintu ka fuliyeen gudaha degmada Afgooye ayaa lagu dilay murtad Xasan Ibraahim Cabdi kariim oo loo garan ogaa Qafaareey, kaas oo ahaa askari ka tirsanaa sirdoonka kooxda Riddada Soomaaliya.
Sidoo kale, waxay ciidanka mujaahidiintu gudaha degmada Jannaale ee Sh/hoose ka fuliyeen howlgal qarax ah, kaas oo ay la beegsadeen maleeshiyaad murtadiin ah, waxaana qaraxaasi ku dhaawacmay 4 askari oo murtadiin ah.