Ciidamada Shabaabul Mujaahidiin ee ka howlgala wilaayada islaamiga ah ee Baay, waxay howlgal qorsheysan oo gaar ah ka fuliyeen degmada Diinsoor, halkaas oo ay ku beegsadeen masuul ka tirsan maamulka ashahaada la dirirka ah ee degmadaasi.
Howlgalkan gaarka ah waxay Allah fadligiis ciidamada mujaahidiintu ku khaarajiyeen guddoomiye xaafadeed ka tirsanaa maamulka Ridada ee degmadaas, waxaana murtadka la dilay lagu magacaabi jiray Xasan Maxamed Mayow.
Weerarkan lagu dilay guddoomiye xaafadeedka Diinsoor, ayaa kusoo beegmaya xilli howlgal kan la mid ah oo mujaahidiintu ka fuliyeen degmada Dayniile ee magaalada Muqdisho ay ku dileen illaa 2 askari oo ka tirsanaa maleeshiyaadka Riddada ee (Waran), halka laga soo qaniimeystay 2 qori oo ay siteen.