Ciidamada mujaahidiinta ee ka howlgala wilaayada Banaadir waxay gelinkii dambe ee maanta howlgal gaar ah oo ay ka fuliyeen caasimadda Muqdisho ku beegsadeen sarkaal sare oo ka tirsan wazaaradda gaashaandhigga kooxda Riddada Soomaaliya.
Howlgalkan gaarka ah waxa uu si gaar ah kaga dhacay xaafadda Korontada ee degmada Wadajir waxayna mujaahidiintu dhaawac culus ugu geysteen murtad lagu magacaabo Cabdicasiis Maxamed Maxamuud oo ah taliye ku xigeenka howlgallada Wazaaradda gaashaandhigga ee kooxda Riddada Soomaaliya, sidoo kale sarkaalkan ayaa la shaqeynayay Drones-ka saliibiyadda Mareykanka, waxaana la xaqiijiyay in dhaawaciisu yahay mid garaab ah.
Howlgalkan qorsheysan waxay sidoo kale mujaahidiintu ku dileen Luqmaan oo ahaa darawalka gaarka ah ee taliye ku xigeenka howlgallada wazaaradda gaashaandhigga Riddada.