Waxaa si habsami leh u soconaya howlgalka Inghimaasiga ah ee ay ciidamada mujaahidiintu caawa ku beegsadeen dhismaha xarunta SYL ee magaalada Muqdisho, halkaas oo gabbaad u ah saraakiil, masuuliyiin iyo xubno muhiim u ah kooxda Riddada Soomaaliya iyo dagaalka ashahaada la dirirka ah ee saliibiyiinta iyo muslimiintu kusoo qaadeen wilaayaadka islaamiga ah ee Soomaaliya.
Howlgalka ayaa Allaah fadligiis galay saacaddiisii afaraad oo xiriir ah, waxayna ciidamada Inghimaasiyiinta ah ka dhex dagaallamayaan dhismaha xarunta, halkaas oo ay ka wadaan toogashooyin ay ku beegsanayaan masuuliyiinta, saraakiisha iyo madaxda Riddada ee gaabbaadka ka dhiganayay dhismaha SYL, balse ay caawa halkaasi ugu daateen rag ka tirsan Inghimaasiyiinta Mujaahidiinta.
Saraakiil ka tirsan ciidamada mujaahidiinta oo la hadlay idaacada islaamiga Andalus waxay xaqiijiyeen in howlgalka uu ku socdo sidii loo qorsheeyay, Allaah fadlifiisna ciidamada Inghmaasiyiintu ay si adag isaga caabiyeen isku dayo fulaynimo ah oo ay soo sameeyeen maleeshiyada Riddada, si gaar ah waxay mujaahidiinta saacaddii 4-aad ka dhex dagaallamaysa xarunta dhismaha SYL tooganayaan saraakiisha iyo masuuliyiinta ku go’doonsan dhismaha xarunta, maleeshiyada Riddada ayaa isku dayaya inay soo badbaadiyaan masuuliyiinta murtadiinta ee uu ugaarsigu ku socdo, balse ragga mujaahidiinta ah ayaa si adag isaga caabinaya.
Xildhibaanno, senetaro, saraakiil ciidan, masuuliyiin iyo xubno kale oo muhiim u ah Riddada ayaa dhimasho iyo dhaawac ku noqday howlgalka socda, waxaana xildhibaannada dhaawacantay ka mid ah, xildhibaan Cismaan Cali oo ka tirsan xildhibaanada Riddada ee ay ugu yeeraan golaha shacabka, xildhibaan Farax Cabdi oo isagana isla golahan ka tirsan, Senator Cabdirisaaq oo ka tirsan Aqalka sare ee baarlamaanka Riddada iyo xildhibaan Ismaaciil Iidoow oo isagana ka tirsan waxay ugu yeeraan golaha shacabka Ridada, Farxaan Maxamed Jimcaale, afhayeenka xukuumadda Riddada iyo taliyaha waxay ugu yeeraan ciidanka Riddada Haramcad (Fanax) ayaa sidoo kale ka mid ah xubnaha ku dhaawacmay howlgalkan barakaysan.
Masuuliyiin, saraakiil ciidan iyo xubno kale oo muhiim u ah kooxda Riddada ayaa sidoo kale lagu dilay, sidoo kalena lagu dhaawacay howlgalkan Inghimaasiga ah ee caawa ka soconaya dhismaha xarunta SYL ee magaalada Muqdisho.
La Soco Wixii Soo Kordha.