Qoraal kale oo wakhti yar ka hor la baayiyay ayay mujaahidiintu ku faahfaahiyeen weerarkii barakaysnaa ee socday mudada 24 saac ku dhawaa, bayaanka waxa lagu xusay khasaaaha cadowga kasoo gaaray dagaalka, waxana lagu sheegay in tirada dhimashadu ay tahay 52, halka dhaawacana lagu sheegay 39, kuwaasi oo usugu jira wasiirro, wasiirro ku xigeeno, wasiiru dowlayaal, agaasimayaal, la taliyayaal dhanka amniga ah, saraakiil ciidan iyo askar intaba sida bayaanka lagu sheegay.
Sidoo kale bayaanka waxa lagu xusay in qaar ka mid ah raggii weerarka fuliyay ay si nabad ah kusoo laabteen, halka kuwo kalena ay ku shahiideen goobta.
Bayaanka Oo PDF ah halkan kala dag