Deegaan weynaha Ceelasha biyaha ee dhaca duleedka magaalada Muqdisho waxay maanta ciidamada mujaahidiintu ku dileen askari ka tirsanaa maleeshiyaadka murtadiinta, ka dib markii ay ku beegsadeen howlgal gaar ah, murtadka la khaarajiyay ayaa lagu magacaabi jiray Cabdi Madaxeey.
Sidoo kale howlgal qarax ah oo maanta ciidamada mujaahidiintu ka fuliyeen deegaanka Sabiid ee duleedka degmada Afgooye waxay la eegteen maleeshiyaad murtadiin ah oo halkaasi ku sugnaa, inta la xaqiijiyay waxaa qaraxaas Allaah fadligii ku dhintay 1 askari oo murtad ah.
Dhanka degmada Janaalle ee isla wilaayada Sh/hoose howlgal qarax ah oo maanta mujaahidiintu ka fuliyeen waxay ku beegsadeen maleeshiyaad ka tirsan murtadiinta, waxaana ku dhaawacmay 2 askari oo murtadiin ah.