Inghimasi Usaama oo mid ka mida ragga Inghimaasiyiinta mujaahidiinta ee ka dhex dagaallamaya gudaha dhismaha xarunta SYL ee magaalada Muqdisho, ayaa idaacadda islaamiga ee Andalus uga warbixiyay sida uu saaka howlgalka inghimaasiga ah ku socdo iyo ugaasriga ba’an ee ay ku hayaan masuuliyiinta, madaxda, saraakiisha ciidan iyo xubnaha kooxda Riddada Soomaaliya.
Inghimaasi Usaame, ayaa Andalus u sheegay in illaa 7 jeer ay si adag isaga caabiyeen sidoo kalena Allaah fadligiis ay jabiyeen isku dayo ay soo sameeyeen maleeshiyaadka murtadiinta, kuwaas oo doonayay inay gudaha usoo galaan dhismaha xarunta SYL ee kaabiga ku haya xaruunta madaxtooyada Riddada.
Ragga Inghimaasiyiinta ah ee howlgalkan barakaysan ka wada xarunta dhismaha (SYL) oo ficlan ah ragga casharada adag murtadiinta ugu dhigaya dhismaha xarunta ayaa dhanka kale muslimiinta uga soo dhex bishaaraynaya gudaha xarunta, iyagoo usoo tabinaya xaqiiqda dhabta ah ee ka jirta xaruntaasi.
Halkan Ka Dhagayso Inghimaasi Usaama.
Halkan Ka Dhagayso Inghimaasiga Labaad.
Halkan Ka Dhagayso Inghimaasi Andalus u waramay 8-da subaxnino ee Saaka.