Waxaa sii kordhaya dagaallo culus oo 8 jeer lagu jabiyay askarta dowlada federaalka kuwaasi oo ka dhacay duleedka magaaladan Muqdisho gaar ahaan dhanka degmada Dayniile.
Dagaaladan waxey yimaadeen kadib markii ciidamada Shabaabul Mujaahidiin Kamaa’in u dhigeen kolanyo Murtadiin ah oo ka baxay magaaladan Muqdisho duulaanne ku ahaa deegaano lagu dhaqo Shareecada Islaamka oo ku yaala duleedka magaalada Muqdisho.
7 askari oo Murtadiin ah ayaa lagu dilay dagaaladan waxaa sidoo kale ku dhaawacmay 15 Murtad oo isugu jirta saraakiil iyo askar ka tirsan Ridada Federaalka.
Ciidamada Shabaabul Mujaahidiin waxey dagaaladan ku gubeen gaari cabdi bile ah kaasi oo ay laheleen RBG-, Ugu dambeyntii maleeshiyaatka Ridada iyagoo jabay baqti iyo dhaawacyo fara badan watay ayey dib ugu soo laabteen gudaha magaaladan Muqdisho.
Muuse Malaay.
Calamada Online.
Mogadishu, Somalia