Askar ka wada tirsan maleeshiyaatka dowladda Federaalka ayaa ku wada dagaalamay qeybo ka mid ah degmada Balcad ee Wilaayada Shabeelada dhexe.
Maleeshiyaatka Murtadiinta ee ku diriray gudaha degmada Balcad ayaa kala taabacsan Gudoomiyaha Maamulka Gaala raaca Hirshabeelle ugu magacaaban degmada iyo Xogayaha maamulka degmadaasi.
Inta la xaqiijiyay maleeshiyaatka Murtadiinta waxey iska hor’imaadkaasi isaga dileen ugu yaraan Labo askari waxeyna isga dhaawaceen Afar kale,waxeyna wararka qaar sheegayaan in khasaaraha uu intaasi ka badanyahay.
Dadka shacabka ee ku dhaqan degmada Balcad ayaa cabsi muujinaya maadaama wali gudaha degmada ay isku hor fadhiyaan maleeshiyaatka dowladda Ridada ee dhexdooda dagaalamay waxaa suura gal ah in iska hor’imaadka dib u qarxa.
Calamada.com