Warsaxaafadeed kasoo baxay taliska ciidamada ee xarakada Mujaahidiinta Al-shabaab ayaa lagu shaaciyay in uu sare u kacay khasaarihii ka dhashay howlgalkii Inqimaasiga ahaa ee maalin ka hor ay Mujaahidiintu ku beegsadeen, xarun qarsoodi ah oo lagu dabiibayay maleeshiyaadkii Macawiisleyda Riddada ee kusoo dhaawacmay dagaallada ka socda Hiiraan.
War kooban oo kasoo baxay taliska ciidanka Mujaahidiinta isla markaana uu ku saxiixan yahay afhayeenka ciidanka Sheekh Cabdicasiis Abuu Muscab ayaa lagu sheegay in khasaaraha saraakiisha, horjoogeyaasha iyo maleeshiyaadka Riddada Macawiisleyda ay gaartay dhimashada 79 xubnood oo isugu jira horjoogeyaal iyo maleeshiyaad murtadiin ah.
Howlgalkii inqimaasiga ee ka dhacay degmada Cabdicasiis ee magaalada Muqdisho ayaa dirayay farriin ah in aysan jirin goob ammaan ah oo ay maleeshiyaadka Riddada ee sida habqanka ah lagu soo galiyay dagaalka ka dhanka ah shareecada islaamka ay kaga nabad geli karaan howlgallada Mujaahidiinta, lagulana xisaabtamayo dagaalka ay u xayteen ee ka dhanka ah islaamka iyo ehelkiisa.