Tafaasiil dheeraad ah ayaa laga helayaa khasaaraha maleeshiyaadka murtadiinta lagu gaarsiiyay dagaalladii Riddada lagu jebiyay ee ka dhacay duleedka magaalada Camaara ee wilaayada islaamiga ah ee Mudug, khasaaraha dhimasho ayaa gaaray 14 xubnood oo murtadiin ah oo ay ku jiraan saraakiil sar sare.
Sidoo kale dagaalladii ka dhacay duleedka Cammaara waxaa Allaah fadligiis ku dhaawacay 18 xubnood oo isugu jira askar iyo saraakiil ciidan, waxaana saraakiishii Riddada ee dagaalladaas lagu dilay ka mid ah Abaanduulihii Guutada 18-aad ee maleeshiyada Riddada Gorgor murtad Cabdi Maxammed Xasan (Suulnuug) iyo Abaanduulihii guutada 10-aad ee Ridada Gorgor, waxaana sidoo kale dhaawac ah ku xigeenkiisa.
Dhanka kale, howlgal barakaysan oo qarax ah oo ay mujaahidiintu ka fuliyeen buundo wayn oo ka tirsan magaalada Beledweyne ee wilaayada Hiiraan, waxay ku beegsadeen sarkaal laba xidigle ah oo ka tirsan maleeshiyaadka Ridada, kaas oo lagu magacaabo ibraahim Deyfow.
Sarkaalkaasi ayaa si dirqi ah kuga badbaaday howlgalka mujaahidiinta, balse waxaa ku dhaawacmay laba askari oo ka mid ahaa Istaafkiisa gaarka ah, gaarigiisana goobta ayuu ku gubtay.