Wararka ka imaanaya gobalka Jubbada hoose waxey sheegayaan in qeybo ka mid ah gobalkaasi uu ka dhacay weerar lala beegsaday kolanyo isugu jirta Kufaarta Mareykanka,Kenya iyo kuwa Murtadiinta maamulka Axmed Madoobe.
Weerarkan waxa uu ka dhacay duleedka magaalada Kismaayo,iyadoona faahfaahino hordhac ah laga helayo khasaaraha Kufaarta iyo Murtadiinta lagu gaarsiiyay weerarkaasi.
Labo qarax oo aad u xoogan ayaa lala beegsaday kolanyada waxeyna wararkii ugu dambeeyay xaqiijinayaan in qaraxyadaasi ay haleeleen Labo gaari oo qeyb ka ahaa Kolanyada gaalada caddaanka iyo kuwa Madowga kuwaasi oo burbur xoogan uu soo gaaray.
Sidoo kale askartii la socotay gaadiidka uu labada qarax haleelay ayaa baqti iyo dhaawac halkaasi ku noqday.
Lasoco Waxii Soo Kordha.
Calamada.com