Ciidanka guutada qaraxyada Shabaabul Mujaahidiin ee ka howlgala magaalada caasimadda ah ee Muqdisho, ayaa howlgal qorsheysan oo qaraxyo ah ka fuliyay degmada Kaxda, halkaas oo ay ku beegsadeen saraakiil iyo maleeshiyaad murtadiin ah.
Qaraxyada oo ahaa kuwa si heer sare ah loo qorsheeyay ayay mujaahidiintu la beegsadeen goob isku imaatin u ahayd askar iyo saraakiil isugu jiray sirdoonka kooxda Ridada iyo maleeshiyo kale oo ka tirsan murtadiinta.
Inta la xaqiijiyay waxaa qaraxyadaasi barakaysan lagu dilay ugu yaraan 8 xubnood oo murtadiin ah, halka ay ku dhaawacmeen 16 kale, waana mid ka mid ah howlgallada barakaysan ee ciidanka Shabaabul Mujaahidiin ka fuliyaan gudaha magaalada Muqdisho ee lagu beegsanayo saraakiisha murtadiinta iyo sidoo kale maleeshiyaadka sirdoonka Riddada.