Dagaal culus oo u dhaxeeya ciidamada Mujaahidiinta iyo kuwa Bangarafta ee ay sida gaarka ah u tababaratay dowladda Mareykanka ayaa maanta ka dhacay wadada xiriirisa degmada Maxaas iyo deegaanka Yasooman ee Bariga Wilaayada Hiiraan.
Dagaalkan oo markii hore kamiin ahaa ayaa khasaara kala duwan lagu gaarsiiyay maleeshiyaatka Bangarafta kuwaasi oo ay soo gaartay khasaara nafeet iyo mid hantiyadeed.
14 askari oo Bangarafta Mareykanka ah ayaa lagu dilay dagaalkaas, Waxey sidoo kale ciidamada Mujaahidiintu gubeen gaari Cabdi bile ah oo qeyb ka aheed kolanyada Bangarafta.
Wilaayada Hiiraan waxey ka mid ah goobaha sida gaar ah loogu dhiig bixiyo khasaara culusna lagu gaarsiiyay maleeshiyaatka Bangarafta iyo kuwa Danab ee ay tababaratay dowladda Saliibiyadda Mareykanka.
Calamada.com