Ciidamada Xarakada Mujaahidiinta Alshabaab waxey howlgal gaar ah oo xalay ay ka fuliyeen gudaha magaalada beledweyne ee wilaayada hiiraan ku dileen sarkaal ka tirsanaa federaalka.
Labo xidigle axmed xasan biriq oo ahaa ka tirsanaa saraakiisha booliska ridada ayey xalay mujaahidiintu ku dileen xaafada howlwadaag ee magaalada Beledweyne.
Sidoo kale mujaahidiintu waxey howlgalkaas ku dhaawaceen labo askari oo istaaf u aheed sarkaalka la dilay.
Howlgalkan ka dhacay magaalada Beledweyne ee bartamaha dalka soomaaliya waxa uu kusoo aadayaa xilli maalin ka hor ciidamada Mujaahidiintu 20 madfac ku garaaceen xerada murtadiinta ee deegaanka Milxo ee hoostaga degmada Laas qori ee gobalka Sanaag.
Calamada.com