Rag hubeysan waxey qeybo ka mid ah degmada Dharkenley ee magaaladan Muqdisho ku dileen askari ka tirsan dowlada Ridada uu madaxweynaha u yahay Farmaajo.
Ragga hubeysan ayaa askarigan oo lagu magacaabi jiray Liibaan Xasan Cumar ka toogtay qeybaha sare ee jirka taasi oo sababtay in askariga isla goobta ku geeriyooda,waxeyna dadka deegaanka xaqiijiyeen in askariga la dilay uu ahaa mid si aad ah u dhibay shacabka ku dhaqan xaafadaha kala duwan ee degmada Dharkenley.
Dilka askarigan waxaa Mas’uuliyadiisa sheegtay Shabaabul Mujaahidiin,dilkan ayaa imaanaya xilli sidoo kale ciidamada Xarakada Alshabaab qarax ay ka fuliyeen deegaanka Tareedisho ee duleedka magaalada Muqdisho ay ku dileen Labo Xidigle Murtad Biiyo Quute iyo shan askari oo ilaalo u aheed waxa uu sarkaalkan mar soo noqday gudoomiyaha dowlada Ridada ee magaalada Ceelbuur ee gobalka Galgaduud.
Shabaabul Mujaahidiin ayaa maalmihii u dambeeyay sii kordhiyay weerarada ka dhanka ah dowlada Farmaajo iyo Kufaarta soo duushay kuwaasi oo ay ka fulinayaan gudaha iyo duleedka magaalada Muqdisho.
Muuse Malaay.
Calamada Online.
Mogadishu, Somalia.
asc. HALLLOOOOW murtadiinta tuugtaa ee xamar dadka muslimiintaa ku dhibo ka hor leexda muslimiinta hadii eedaan waxba taraneynin hadii kale NAARU JAHANAMA