Guutooyinka madaafiicda Mujaahidiinta xarakada Al-shabaab ee ka howlgala wilaayada shabellaha dhexe ayaa caawa fiidkii hore weerar madaafiic loo adeegsaday ku qaaday saldhigga ciidamada kuffaarta Burundi ee tuulada Miirtaqwa ee hoos tagta deegaanka Ceelbaraf ee gobolka shabellaha dhexe.
Tiro madaafiic ah ayaa lagu garaacay gudaha saldhigga kuwaas oo qarkood ku dhacay goobihii bartilmaameedku ahaa.
Hoobiyeyaal dhowr ah ayaa gudaha u galay saldhigga ciidamada kuffaarta Burundi waxayna gaysteen waxyeello aad u xooggan oo soo gaaray dhismaha xerada.
Ilo wareedyo masuul ah ayaa sheegay inay arkayeen qiic iyo uuro madow oo cirka isku shareertay gudaha deegaanka , iyadoona lasoo sheegayo in qaybo ka mid ah teendhooyinka cadowga ay gubteen.
24 saac gudahood ayuu markale saldhigga ciidamada kuffaata afrikaanta ee duullaan gaaleedka ku jooga deegaanka Miirtaqwa la kulmay weeraro madaafiic ah oo kaga yimid dhanka Mujaahidiinta, habeenkii xalay ayay ahayd markii dhowr gantal oo hoobiyeyaal ah lagu dhuftay isla gudaha saldhiggan Burundaysku leeyihiin.
Calamada.com