Ciidanka guutada qaraxyada mujaahidiinta Al-shabaab ee ka howlgala Banaadir waxay maanta howlgal madaafiic ah ku qaadeen xerada Xalane oo ah taliska ugu wayn ee ay saliibiyiintu ku leeyihiin magaalada Muqdisho, halkaas oo ay ku dhaceen madaafiic dhowr ah.
Ilo wareedyo xog-ogaal ah oo la hadlay Andalus ayaa xaqiijiyay in madaafiicdu ku dhaceen goobo muhiim ahaa oo ku yaalla gudaha xerada Xalane, waxaana la xaqiijiyay inay jiraan khasaare xooggan oo ka dhashay weerarkaasi.
Dhanka kale howlgal gaar ah oo ciidamada mujaahidiintu ka fuliyeen magaalada Muqdisho waxay ku dileen murtad la iran jiray Maxamed Shariif Xuseen, kaas oo ahaa masuul ka tirsanaa maamulka Riddada degmada Dharkeenley ee magaalada Muqdisho.
Raggii mujaahidiinta ee howlgalka fuliyay ayaa howlgalka kaddib si nabad galyo ah goobta kaga dhaqaaqay, waxaana goor dambe halkaasi soo gaaray maleeshiyaad kale oo murtadiin ah, kuwaas oo goobta ka qaaday maydka murtadka la khaarajiyay, howlgalkan ayaana qayb ka ah howlgallada iqtiyaalaadka ee ay mujaahidiintu ka wadaan caasimadda Muqdisho.