Ciidamo ka tirsan guutada madaafiicda mujaahidiinta ee ka howlgala wilaayada islaamiga Mudug, ayaa weerar culus oo madaafiic ah ku qaaday xero ciidan oo maleeshiyaadka Riddada ay ku leeyihiin gudaha magaalada Xarardheere.
Saraakiil ka tirsan ciidamada mujaahidiinta oo la hadlay Andalus waxay xaqiijiyeen in weerarkaasi uu u dhacay sidii loo qorsheeyay, si rasmi ahna uu u beegsaday gudaha xeryaha murtadiinta ay ka samaysteen gudaha degmadaasi, khasaare Riddada gaaray ayaana jira.
Dhanka kale, howlgal gaar ah oo caawa ciidamada mujaahidiintu ka fuliyeen xaafadda Isha ee magaalada Baydhaba waxay ku dileen askari murtad oo ka tirsanaa maleeshiyaadka Riddada, kaas oo lagu magacaabi jiray Yuusuf Atoore, waxaana laga soo qaniimeystay qori uu sitay.