Kadib markii kooxda Xasan Sheekh ay u hanjabeen shirkadaha isgaartiinta bixiya gaar ahaan internetka isla markaana ay ku amreen in aysan faafin karin bogaga Mujaahidiintu ay leeyihiin, waxa mar dhawayd soo baxay bayaan dheer oo uu soo saaray Maktabka Warfaafinta Mujaahidiintu, kaasoo ka hadlaya daciifnimada kooxda ridada.
Sidoo kale bayaanku wuxu toos ula hadlayaa shirkadaha u hogaansamay amarkaas ee xanibay wararka Mujaahidiinta. sidoo kale bayaanku wuxu la hadlayaa saxaafadda Soomaaliyeed.