Maleeshiyaat ka wada tirsan dowlada Ridada federaalka gaar ahaan qeybta Milatariga ayaa ku wada dagaalamay gudaha degmada Hodan ee magaalada Muqdisho.
Maleeshiyaatkan oo dagaalkooda ku saleysnaay arimo qabiil waxa uu sababay khasaara kala duwan oo soo kala gaaray labada maleeshiya ee dagaalamay iyo qaar ka mid ah dadka shacabka ee ku dhaqan gudaha degmada Hodan.
Iska hor’imaadkan ayaa imaanaya xilli maleeshiyaatka dowlada federaalka ay inka badan 7 askari isaga dileen Shan kalane isaga dhaawaceen iska hor’imaad ku dhexmaray gudaha degmada warsheekh ee gobalka Shabeelada dhexe.
Maleeshiyaatka Ridada ayaa caan ku ah in ay dagaalamaan dhexdooda askar iyo saraakiilna iska dilaan tiro kalane iska dhaawacaan.
Muuse Malaay.
Calamada Online.
Muqdisho Somali.