Wararka ka imaanaya gobalka Bakool ee dhanka Konfur Galbeed ee dalka Somaliya ayaa sheegaya in saacadihii lasoo dhaafay maleeshiyaatka dowlada Ridada federaalka xasuuq naxdin leh ka geysteen deegaan hoostaga degmada Xudur ee xarunta gobalka Bakool.
Maleeshiyaatka xasuuqa geystay ayaa kasoo baxay degmada Xudur waxeyna xasuuq naxdin leh kula dhaqaaqeen dad shacab ah oo deganaay deegaan lagu magacaabo Dhiil oo hoostaga degmada Xudur.
Dadk ay xasuuqeen ayaa ahaa haween iyo caruur oo gabi ahaantooda ay madaxa ka wada toogteen’waxaa haweenka ay xasuuqeen ku jira maamooyin da’ah iyo kuwoo xaamilo ah.
Dadka ku dhaqan gobalka Xudur ayaa si aad ah uga naxay xasuuqa maleeshiyaatka Murtadiinta ay ka geysteen deegaankaasi.
Halkan Ka Dhageyso Xasuuqa Naxdinta Leh.
Calamada.com