Ciidamada mujaahidiinta ee ka howlgala wilaayada Banaadir, waxay howlgal qorsheysan oo qarax ah la beegsadeen maleeshiyaad murtadiin ah oo lugeynayey xilli ay marayeen deegaanka Ceelasha-biyaha ee dhaca duleedka magaalada Muqdisho, waxaana ku dhaawacmay laba askari oo murtadiin ah.
Dhanka Bakool, waxay ciidamada mujaahidiintu saacadihii lasoo dhaafay dagaal xoogan oo toos ah ku qaadeen saldhigga maleeshiyaadka murtadiinta ee degmada Xudur, dhaawaca waa hal askari oo murtad ah, kaasi oo lagu magacaabo Maaney Maxamed Nuur.