Guud ahaan Masaajidda Wilaayaatka Islaamiga dalka Somalia ayaa Khudbadii Jimcaha ee maanta looga hadlay xaalada ka taagan magaalada Al-qudus iyo guud ahaan dhulka Muslimiinta Falistiin.
Qeybaha hore ee Khudbada Jimcaha ayaa xooga lagu saaray Ahmiyada iyo qiimaha Masjidka Barakeysan ee Al-aqsaa ugu fadhiya dadka Muslimiinta.
Sidoo kale Khudbadaha Jimcaha ee Masaajidda Wilaayaatka Islaamiga ayaa lagu soo hadal qaaday go,aankii dhawaan uu ka dhawaajiyay Gaalka Axmaqa ah ee hogaamiya dowlada Saliibiyadda Mareykanka kaasi oo ahaa in Mareykanka uu magaalada Al-qudus u aqoonsaday caasimada maamulka Yahuuda.
Khudbadaha Jimcaha ee Masaajidda ayaa baaq loogu diray Muslimiinta Caalamka kaasi oo ah iney hubka qaataan oo ay difaacaan Masjidka Barakeysan ee Al-aqsaa iyo guud ahaan dhulka Muslimiinta Falistiin.
Calamada.com