Howlgal qorsheysan oo xalay ay Mujaahidiintu ka fuliyeen gudaha magaalada Muqdisho ee caasimadda Soomaaliya waxay ku dileen mid ka mid ahaa mausuuliyiinta maamulka Riddada degmada Heliwaa ee gobolka Banaadir.
Howlgalkan oo u dhacay sidii loo qorsheeyay waxay Mujaahidiintu ka fuliyeen gudaha degmada Heliwaa, waxayna ku khaarajiyeen murtad lagu magacaabi jiray Xirsi Maxamed Cali oo ka mid ahaa masuuliyiinta maamulka Riddada ee degmada Heliwaa ee magaalada Muqdisho.
Dhanka kale waxay ciidamada Mujaahidiintu weeraro culus ku ekeeyeen saldhigyada ciidamada kuffaarta Afrikaanta ay kaga suganyihiin deegaannada Shalanbood iyo Danow oo wada dhaca wilaayada Sh/hoose, lamana soo sheegin haddii uu jiro khasaare nafeed iyo mid maadi oo soo gaaray saliibiyiinta.