Degmada Jilib ee Wilaayada Jubooyinka oo ka mid ah meelaha ugu ammaanka badan Somaliya ayay xaaladeedu degantahay mana jiraan wax dhibaato ah oo ka taagan degmada.
Shaqooyinkii caadi ahaa ee degmada ayaa si nabad galyo u socdo,suuqyada ayaa furan goobihii wax barasho ayaa shaqeynaya waxayna degmadu bilihii u dambeeyay ay ku tallaabsaneysay horu mar aan wali laga dareemin degmadaasi.
Iyadoo cadowga uu quuri waayay barwaaqadaas awoodna uu u yeelan waayay in gacantiisu ay gaarto ayaa maanta waxaa war been abuur ah uu kasoo baxay waziirka warfaafinta kooxda Farmaajo beenaale Yariisoow kaasoo uu ku sheegay in maleeshiyaadkoodu ay hawl gal ka fuliyeen gudaga degmada Jilib.
Marka ay soo baxday sheegashadaas ayaa idaacadda Andalus waxay xiriir la sameysay tiro wariyayaasheeda ah oo ku sugan degmada Jilib waxayna ka wareysatay xaaladda deegaanka iyo sheegashada murtadiinta.
Wariyayaashu waxay soo sheegeen in warkaas ay ku arkeen baraha bulshada iyo warbaahinta laakiin reer Jilib aysan ka war hayn wax maleeshiyaad ah oo deegaanka hawl gal ka sameeyay.
Hadalka Cabdi raxmaan yariisow ayay dadka qaar u fasirteen inuu doonayo inuu ku qariyo jabka maleeshiyaadkooda maalmahan kasoo gaarayay furimaha dagaalka.
Qoraalkii Waziirka Warfaafinta Murtadiinta.
Radioandalus24.com
Calamada.com
NINKAAN MURTADKAA EE QAAINKAA AA WASIIR KU SHEEGEEYSAAN OO NAAGTIISII CEYRISEY ILMIHIISII GAALO UGAGA SOO CARAREY MUQDISHO KU DHUUMANAAYO .HOTEEL CIDNA KUMA NABAD GALEYSO SIDUU ABUU MUSCAB SHEEGEY