Dowlada Federaalka ayaa yeelatay hogaamiye cusub oo majaraha u qaban doono afarta sano ee soo socoto kadib markii madaxii hore ee kooxdaas Farmaajo looga adkaaday doorashadii ka dhacday Teendhada Afasiyooni
Xasan Sheekh Maxamuud oo intii u dhexeysay sanadihii 2012- ilaa 2017 soo noqday madaxweynaha 8aad ee kooxda ridada Soomaaliya ayaa markale hogaanka u qabtay talada xukuumada Muqdisho ka gadaal markii uu wareegii 3aad uga adkaaday Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo shanti sano ee lasoo dhaafay hogaanka u hayey nidaamka reergalbeedku taban-taabiyaan ee ka jira Soomaaliya.
Hadaba maxaan ka naqaanaa sooyaalka dabadhilifnimo iyo midka damiir xumo ee uu huwan yahay hogaamiyaha cusub ee murtadiinta.
Halkan Hoose Ka Dhageyso Warbixinta.