Warar faahfaahsan waxey kasoo baxayaan weerar qorsheysan oo saacadihii lasoo dhaafay ka dhacay duleedka magaalada Baydhabo ee wilaayada Baay iyo Bakool.
Weerarkan oo loo adeegsaday qarax waxa uu ka dhacay gudaha xerada murtadiinta deegaanka daynuunaay ee duleedka baydhabo waxa uu qaraxan sababay khasaara kala duwan.
Sarkaal hal xidigle ah oo lagu magacaabo maxamuud fareey iyo labo askari kale oo ka wada tirsan ridada ayaa la xaqiijiyay in qaraxaas ay ku dhaawacmeen.
Qaraxa ka dhacay gudaha xerada daynuunaay waxa uu kusoo aadayaa xilli ciidanka shabaabul mujaahidiin ay sii kordhiyeen weerarada ka dhanka ah xabashida itoobiya iyo maleeshiyaatka kaba qaadka u ah ee ku sugan deegaana ka tirsan wilaayada baay iyo bakool.
Calamada.com