Fagaara weyn oo ku yaala magaalada Saakow ee Wilaayada Islaamiga ah ee Jubbooyinka ayaa galinkii dambe ee maanta fulisay Xad ka mid ah Xuduuda Allaah.
Xadkan oo ahaa Xaddu Zinaa waxaa lagu fuliyay Haweeney Zino ku dhacday oo horay Guur usoo martay waxaana goobta fagaaraha soo xaadiray bulshada ku dhaqan magaalada Saako,iyadoona Qaadiga Maxkamada uu goobta fagaaraha xukunka kaga dhawaaqay waxaa haweeneydaasi lagu dilay dhagax oo Rajmin ah.
Goordhow Filo Kalimadihii Fagaaraha Laga Jeediyay.
Calamada.com