Howlgalka Inqimaasiga ah ee ka socda xarunta Villa Rose ee magaalada Muqdisho ayaa galay saacaddiisii 22-aad oo xiriir ah waxayna ciidamada Mujaahidiintu si habsami leh u wadaan howlgalkooda ka dhanka ah madaxda iyo saraakiisha murtadiinta ee ku go’doonsan dhismaha xarunta Villa Reysa ee ku dhextaal madaxtooyada.
Howlgalka inqimaasiga ah ayaa weli ka socda dhismaha xarunta Villa Reys oo ku dhow madaxtooyada Ridada, ilowareedyo muhiim ah ayaa xaqiijinaya in Mujaahidiintu dhowr jeer fashiliyeen isku dayo ay galabta soo sameeyeen maleeshiyo ka tirsan murtadiinta oo doonayay inay soo galaan halka ay Mujaahidiintu camaliyadda ka wadaan.
Mujaahid ka mida Inqimaasiyiinta howlgalka ka wada madaxtooyada kooxda Riddada oo kasoo dhex hadlay furinta dagaal ee madaxtooyada ayaa sheegay inay fashiliyeen isku dayo dhowr ah oo ay soo sameeyeen ciidanka DF oo doonayay inay soo afjaraan howlgalka halyaynimo.
Walaalka Inqimaasiga ah ayaa farriin adag u diray madaxweynaha kooxda Ridada murtadka lagu magacaabo Xassan Gurguurte isagoo sheegay in Allaah fadligii ay maanta Mujaahidiintu furin ka dhigeen magaalada Muqdisho gaar ahaan halka uu Gurguurte ka deganyahay madaxtooyada.