War goordhow kasoo baxay Ururka Al Qaacidda Faraciisa dhulka Jaziiradda Carabta ayaa lagu xaqiijiyay in uu shahiiday Sheekh Qaasim Al Riimi oo ahaa miirka Tandiimka.
Kalimad ay baahisay Mu’asasada Al Malaaxim ayay ku sheegtay in Hoggaamiye Qaasim Al Riimi lagu dilay weerar dhagar ah oo diyaaradaha Mareykanka ay ka fuliyeen gudaha wadanka Yemen.
Amiirka cusub ee Al Qaacidada Jaziiradda Carabta ayaa loo magacaabay Sheekh Khaalid Baadarfi oo ah halgame weyn oo kasoo jihaaday dhulka hooyada Jihaadka casrigan ee Afghanistan.
Sheekh Xamad Bin Xamuud Al Tamiimi oo kamid ah saraakiisha Tandiimka Alqaacidda ee Jaziiradda ayaa bayaan uu akhriyay ku sheegay in Sheekh Qaasim Al Riimo uu shahiiday kadib markii ay duqeysay diyaarad Drone ah oo Mareykanku leeyahay.