Ciidamada Mujaahidiinta Dhaalibaan ayaa dilay sarkaal sare oo American ah kadib dagaal culus oo ka dhacay Bartamaha dalka Afghanistan.
Dagaal culus oo u dhaxeeya ciidamada Mujaahidiinta Imaarada Islaamiga Afghanistan iyo ciidamo isugu jrta Saliibiyiinta Mareykanka iyo kuwa Ridada Kaabul ayaa ka dhacay duleedka degmada Muxamed Agah oo ka tirsan Wilaayada Lowjar.
Dagaalka ayaa yimid kadib markii ciidamada Mujaahidiinta Dhaalibaan dagaal culus kala hortageen kolanyo ka kooban saliibiyiinta Mareykanka iyo kuwa maamulka Murtad Ashraf Gani oo duulaan kusoo qaaday deegaano Mujaahidiinta ay maamulaan oo dhaca duleedka degmadaasi.
Kolanyadii Kufaarta iyo Murtadiinta isugu jirtay ayaa lagu jabiyay dagaalkan waxey dib u carareen iyagoo sita khasaara xoogan oo Naf iyo Maal ah.
Warbaahinta Imaarada Islaamiga Afghanistan ayaa baahisay in dagaalkan lagu dilay askar fara badan oo cadowga ka tirsan kuwaasi uu ku jira sarkaal sare oo American ah,sidoo kale dagaalkan waxaa Kufaarta iyo Diba dhilifyadooda looga gubay Labo gaari oo noocyada Gaashaaman ah.
Dagaalkan lagu dilay sarkaal sare ee Ameican ah ayaa kusoo aadaya xilli Labo maalin ka hor Shan askari oo American ah lagu dilay Camaliyad Istish-haadiyo ah oo ka dhacday isla Wilaayada Lowjar camaliyaddaasi oo uu fuliyay Al-istish haadi Mullah Cabdi Llaah oo ka tirsan Katiibada Istish-haadiyiinta Imaarada Islaamiga Afghanistan.
Allahu akbaaaaaaaar!!!!!! Death to american pigs!!!!Death to western lifestyle!!!! GREAT VICTORY TO ISLAM!!!!Salam a’leykum from far Russian Federation.
Allahu akbaaaaaar!!!!! Death to american pigz! Death to wrstern lifrstyle! Salam caleykum from far Russian Federation