Ciidamada mujaahidiinta jamaacada u gargaaridda islaamka iyo muslimiinta ayaa wali ugaarsi ba’an ku haya firxadka ciidanka gaalada qaramada midoobay ee isaga firxaday magaalada Kiidaal ee dalka Maali, kuwaas oo horay qaraxyo culus lagula eegtay duleedka magaaladaasi.
Mujaahidiintu waxay shaaciyeen in howlgalkii ugu dambeeyay ee ay la beegsadaan ciidanka qaybta ka ah howlgalka urur gaaleedka midoobay ee Maali ee loogu magac daray Minusma uu yahay qarax lala eegtay gaari gaashaaman.
Gaarigan ayaa qayb ka ahaa kolonyada firxadka ah, howlgalka qaraxa ah ayaana lagula eegtay galbeedka magaalada Kiidaal, waxaana halkaas ku basbeelay gaarigii gaashaanaa iyo askartii saarneyd.